Qoraalkii Ugu horeeyay ee lasoo dhigay Twitterka oo Lacag Waali ah lagu iibinayo !!

Qoraalkii ugu horeeyay ee lagu daabacay Shabakada bulshada kuwada xariirto ee Twitter markii la aas aasay ayaa lagu doonayaa in lagu iibiyo lacag malaayiin dollar ah, waxaana qoraalkan iibinaya ninka iska lahaa ee soo dhigay Twitterka. Jack Dorsey oo kamid ah dadkii wax ka bilaabay shirkadda Twitter ayaa shaaca ka qaaday in lacag gaareysa 2.5 … Continue reading Qoraalkii Ugu horeeyay ee lasoo dhigay Twitterka oo Lacag Waali ah lagu iibinayo !!